Dadajinta Fooshada

Questions or concerns about your induction?

Waad ku mahadsan tahay in aad u doorato Norton Women’s Care goobta xanaanada dhalmadaada.

Waxaa balan aan la xaqiijin lagaaga qabtay soo dadajinta foosha ee Isbitaalka Norton Women’s Children.

Mid kamida shaqaallaha waaxda dhalmada iyo foosha ee isbitaalka ayaa kusoo wici doono maalinta dadajintaada fool si uu kuu ogeysiiyo haddii ay sariir banaan tahay. Waxaad hubsataa in akoonkaaga Norton MyChart xogta goobta lagaala soo xiriirayo ay tahay midii ugu danbeysay iyo in aad fasax inoo siisay in aan kula soo xiriirno.

In aad ilmo dhasho ayaa ah wax farxad leh misna waqti wal wal ah! Waxaa jiro wax yaabo badan oo ay tahay in aad ka fikirto misna u diyaar garowdo, qaasatan inta aadan dhallin ka hor.

Soo Dadajinta Dhalmo ee Danta

  • Soo dadajinta dhalmo waxaa la sameya marka adiga iyo adeeg bixiyahaaga dhalmo go’aansataan in aad bilaawdaan habraaca dhalmo sababo aan caafimaad aheyn awgeed.
  • Soo dadajinta dhlmo ee danta lama sameyn karo kahor ibuuca 39aad ee uurka aad leedahay.
  • Soo dadajinta dhalmo ee dantaa ayaa suuto gal ah in ay:
    • Sare u qaado waqtiga aad foolaneyso iyo inta aad isbitaalka joogeyso.
    • Sare u qaado baahid aad u qabto dawooyinka xanuun baabi’iyaha iyo/ama kabaabiso (epidural).
    • Hoos u dhigto awoodaada dhaq dhaqaaq ee qolka foosha.
    • Sare u qaado in ilmaha laguugu qalo.
  • Nasiib daro, ilmo badan kuma yimadaan waqtiga loogu tallo galay, sidaad darteed helitaanka qolka foosha iyo dhalmada mar walbo lama ogaan karo. Taarikhdaada soo dadajinta foosha ma ahan mid la xaqiijiyay.
  • Kooxda xanaanada foosha iyo dhalmada ee waalidka ayaa ku saleysaan baahida caafimaad ee jirto. Tani waxa ay dib u dhigi kartaa soo dadajinta fool iyo dhalmadaada.

U Diyaar Garowga Dhalmadaada Qorsheysan

  • Jooji in aad xiirato dhexdaada waxii ka hooseyo, oo ay ku jirto tinta xubinta taranka, sadax maalin kahor balantaada soo dadajinta foosha. Tani waxa ay kaa caawineysa ka hortaga infekshinka.
  • Waxaad soo cuntaa raashin fudud kahor inta aadan imaanin isbitaalka. Raashinka leh burutiinka iyo kaarboheydaretiska caafimaadka ayaa wanaagsan, sida ukunta iyo rootiga dalaga laga sameyay, ama yogart iyo qudaar.
  • Haddii ceymis bixiyahaagu u baahan yahay shahaado-horudhaca, waa in aad ogeysiiso soo dadajinta fooshada qorsheysan sida ugu dhaqsiyaha badan si ay kaaga caawiso helida faa’iidoyinka dhameystiran.
  • Haddii aad rabto in aad minka iska xirto waqtiga aad dhaleyso, waxaa lagaa rabaa in aad la timaado nuqul koobi dukumiintiga ogolaanshaha ee adiga lagu siiyay.
  • Haddii aad rabto in aad dib u dhigato ama joojiso balantaada soo dadajinta foosha, waxaad soo wacda xafiiska adeeg bixiyahaaga marke tahay 3 p.m. maalinta ka horeysa waqtiga aad leedahay balantaada aan la xaqiijin.

Haddii aad u baahan tahay gar gaarka deg-dega balantaada ka hor, waxaad tagtaa waaxdena gar gaarka deg-dega ama wac 911.

Wac Isbitaalka Norton Women’s & Children’s (502) 893-1270 Haddii aad qabto wax su’aallo ah ama walaacyada quseeya soo dadajintaada dhalmo.

Baakinka iyo Tilmaamta

Marka lagaaro waqtiga aad isbitaalka imaaneyso, waxaad soo gashaa Norton Healthcare – St. Matthews campus Albaabka 4. Baakin dhigo Norton Medical Plaza 3 – St. Matthews garaashka baakinka 4123 Dutchmans Lane ama booska baakinka xaga sare ee ku dhagan Norton Medical Plaza 3 – St. Matthews albaabka.

Waxaa ka heli kartaa baakin falet bilaash ah Isniinta ilaa Jimcaha, 6 a.m. ilaa 6 p.m., albaabka Norton Medical Plaza 3 – St. Matthews iyo albaabka weyn ee isbitaalka. Marka aad gudaha u soo gasho Norton Medical Plaza 3 – St. Matthews, waxaad soo raacda wiishka dahabiga ilaa dabaqa labaad. Waxaad tagtaa miiska qabashada foosha iyo dhalmada.

Waxaan ku faraxsanahay in aan kula wadaagno waqtiga nolashaada muhiimka u ah! Waxaan rajeyneena in aan mar dhaw ku arki doono.

What to Expect from Norton Women’s Care

More mothers in Louisville and Southern Indiana choose to deliver their babies at Norton Hospital or Norton Women’s & Children’s Hospital than with any other hospital system in the area.

We deliver more than 8,000 babies a year. We’re close to you with more than 90 providers at more than 25 locations around Louisville and Southern Indiana. Choosing Norton Women’s Care gives you many options for how delivery day could go — all with the confidence of knowing that our obstetrics and pediatric specialists are there to help. With Norton Women’s Care, you’ll find:

  • The birth experience you want: You can choose natural childbirth, a midwife, labor tub, nitrous oxide and other birthing options. We’ll recommend a C-section (cesarean section) or induced labor only if it’s medically necessary.
  • Preparation: Our specialists offer the support you need, including free Lamaze and other childbirth classesnew parent classesbreastfeeding supportchild safety classes and more.
  • Confidence and quality in care: Norton Women’s Care has been recognized as High Performing — the highest rating available — for maternity care with fewer complications and C-sections, plus breastfeeding support and other benefits.
  • We offer the highest-level (Level IV) neonatal intensive care unit (NICU) in Louisville and Southern Indiana at Norton Children’s Hospital, and a sophisticated Level III NICU at Norton Women’s & Children’s Hospital.
  • Around-the-clock OB/GYN care is available at Norton Hospital and Norton Women’s & Children’s Hospital emergency departments.
  • Our board-certified maternal-fetal medicine specialists  can help guide you through a high-risk pregnancy, from treating preexisting diabetes in the pregnant patient to a fetal echocardiogram to diagnose a congenital heart condition before a baby is born.
  • Medicare, Medicaid and most major commercial insurance plans are accepted.
  • Convenient access to your medical record: Communicate with your health care provider, get lab results, renew prescriptions and more through your free Norton MyChart account.
  • Norton Women’s Doula Program is supported by the Norton Children’s Hospital Foundation. Through donations, volunteerism and community support, the foundation can provide funding for equipment, new technologies, clinical research, child advocacy and health education for patients, families, medical staff and the community. Learn more at HelpNortonChildrens.com.

Related Stories

Norton Clark Hospital recognized for excellence in infant, maternal health
First in area: Wendy Novak Diabetes Institute Perinatal Program established for specialized care
Norton Clark Hospital receives newborn training mannequin
New rooms give patients options for childbirth