Questions or concerns about your induction?
Waad ku mahadsan tahay in aad u doorato Norton Women’s Care goobta xanaanada dhalmadaada.
Waxaa balan aan la xaqiijin lagaaga qabtay soo dadajinta foosha ee Isbitaalka Norton Women’s Children.
Mid kamida shaqaallaha waaxda dhalmada iyo foosha ee isbitaalka ayaa kusoo wici doono maalinta dadajintaada fool si uu kuu ogeysiiyo haddii ay sariir banaan tahay. Waxaad hubsataa in akoonkaaga Norton MyChart xogta goobta lagaala soo xiriirayo ay tahay midii ugu danbeysay iyo in aad fasax inoo siisay in aan kula soo xiriirno.
In aad ilmo dhasho ayaa ah wax farxad leh misna waqti wal wal ah! Waxaa jiro wax yaabo badan oo ay tahay in aad ka fikirto misna u diyaar garowdo, qaasatan inta aadan dhallin ka hor.
Haddii aad u baahan tahay gar gaarka deg-dega balantaada ka hor, waxaad tagtaa waaxdena gar gaarka deg-dega ama wac 911.
Wac Isbitaalka Norton Women’s & Children’s (502) 893-1270 Haddii aad qabto wax su’aallo ah ama walaacyada quseeya soo dadajintaada dhalmo.
Marka lagaaro waqtiga aad isbitaalka imaaneyso, waxaad soo gashaa Norton Healthcare – St. Matthews campus Albaabka 4. Baakin dhigo Norton Medical Plaza 3 – St. Matthews garaashka baakinka 4123 Dutchmans Lane ama booska baakinka xaga sare ee ku dhagan Norton Medical Plaza 3 – St. Matthews albaabka.
Waxaa ka heli kartaa baakin falet bilaash ah Isniinta ilaa Jimcaha, 6 a.m. ilaa 6 p.m., albaabka Norton Medical Plaza 3 – St. Matthews iyo albaabka weyn ee isbitaalka. Marka aad gudaha u soo gasho Norton Medical Plaza 3 – St. Matthews, waxaad soo raacda wiishka dahabiga ilaa dabaqa labaad. Waxaad tagtaa miiska qabashada foosha iyo dhalmada.
Waxaan ku faraxsanahay in aan kula wadaagno waqtiga nolashaada muhiimka u ah! Waxaan rajeyneena in aan mar dhaw ku arki doono.
More mothers in Louisville and Southern Indiana choose to deliver their babies at Norton Hospital or Norton Women’s & Children’s Hospital than with any other hospital system in the area.
We deliver more than 8,000 babies a year. We’re close to you with more than 90 providers at more than 25 locations around Louisville and Southern Indiana. Choosing Norton Women’s Care gives you many options for how delivery day could go — all with the confidence of knowing that our obstetrics and pediatric specialists are there to help. With Norton Women’s Care, you’ll find: